Radio Jigjiga Home     Radio Jijiga, The Peace Maker!

Contact Us  Dhageyso Radio Jigiga  Read Readers' Opinion  Nagala Soo Xidhiidh  Hoyga Suugaanta ee Radio Jigjiga  Radio Jigjiga Library  Ethiopian Links  Visit RJ's Search Page  About Radio Jijiga

Waxaan marlabaad u soo hanbalyeynaynaa madaxweynaha cusub ee ismaamulka somalida ethopi anaga oo ku nool dalka maraykanka

1 mr gaaleri oo kasoo jeeda gobolka jigjiga
2 cabdulaahi hassan oo kasoo jeeda gobolka wardheer
3 mukhtaar daahir oo kasoo jeeda dagmada galaadi
4 cali shariif oo kasoo jeeda gobalka wardheer
5 cali hasan baakistaan oo kasoo jeeda gobolka wardheer
6 mahamed jaamac oo kasoo jeeda dag mada galaadi
jaale madaxwayne waxaankuugu hanbalyay naynaa sida xilkasnimada ah eed ubilawday hawlahaaga madaxwayne nimo sida cafisyada aad ufidisay maxaabiistii ku xidhnayd xabsiyada.
Taas oo habsami usocodka nabad galiyada lafdhabar u ah gudaha iyo dibadaba aanan u aragnay in aad qaaday talaabo horumarleh oo aanaa horay loo arag taasinaa waa guulo horumarleh


Waxaan hanbalyo iyo bogaadin udirayaa
madaxweynah cusub ee loodortay daganka
somalida ethiopia mudane Abdi Mohamud Omar waxaan leeyahay mudane Abdi haushaas culus eed qabtay ilahay ha kuu fududeeyo waxaanse shaki igaga jirin hadaan eego kardida uu mudane Abdi, m ,Omar uleeyahay shaqo laqabto inuu maalin galin keed hashuuqabto aay umadu uuriyaaqi doonto marka lagadho wakhti intas kabadana waxaan aminsanhay ama aan ilaahay karajeen inuu dagaankenu gaadhi toono Ethiopia inteeda kale ee waxanan leyahay madax weynaha hadanunahay jahliyaadka dagaanka ee dibada ku nool geed dheer iyo ku gabanba wanu uu fuuli sidaan dagankena nabad uu ahaano horumarna ugaadho takle waxaa runtii iyna xusid mudan iyo amaan xusbiga iyo madaxdiisa khasatan mudane Abdifatah Sheikh Abdullah.

Ahmed dhagaweyne. Kare13@hotmail.de


Anigoo ah (mr gaaleri)waxaan uhanbal yay nayaa cabi cumar oo noqday madax waynaya kililka5 naad ee ismaamulka somali ethopia
gaal eri, somaali2009@hotmail.com


Waxaan halkan sidoo kale uga hambalyaynayaa madaxweynaha cusub ee DDS, Hon.Cabdi Fariid iyo guud ahaan maamulka DDS. Waxaan ka boorinyaa inay si buuxda ula shaqeeyaan maamulkan cusub.
gaar ahaanna madaxweynaha cusub waa inuu iska fogeeyaa dabeecdaha nin jeclaysiga iyo qabyaaladda oo ah kaabiyadaha hor taagan in la helo maamul
wanaag ka hirgala maamuladii soo maray DDS.
Rabbiga ayaan uga baryeenaa inuu xigmad dheeraad ah siiyo Cabdi Fariid.
Abdi Mula.
Cabdi Mula, grace_trth@yahoo.com 
 


waxaan halkan han balyo hawada umari nayaa madax waynaha cusub abdi mahamuud cumar waxaan umalaynayaa in xilkaa uuqaday uu uga soobixidoono sifiican alaha kadhigo madaxwaynihii wadan kiisa iyo dadkiisaba hormariya /mr curri/ luxembourg
curri. muqadishoo@hotmail.com


waxaan idinku salaamayaa walaalyaal salaanta muslinka asc , salaan kadaib anagoo ku hadleyna beel weybta yaasuf ee qurba joogta waxaan u manbalyeeyneynaa madaxweynaha cusub oo loo doortay maamul gobaleedka dowlad deegaanka soomalida mudane cabdi mahamed cumar waxaanu aaminsan nahay in uu yahay nin uqalmo jagada loodoortay shacabka soomaalida itoobiyana waxaan ka codsaneynaa in ey la shaqeeyaan madaxweynaha cusub.

maxamed mahamud abdi, yaasuf5@hotmail.com


waxaan aad ugu hambalyaynayaa dhamaan shaqalaha idaacada jijiga anigoo ku nool magalada jijiga xaafada (06)magacaygana layidhah .khadar mahamed aden
khadar, khadar069@hotmail.com


 Hambalyadii OO Dhan 

          Hambalyo
Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Jaaliyada beesha Xasan Cismaan (Abaskuul) ee ku kala nool wadamo badan sida Maraykanka, Ingiriiska, Australia, Denmark, Norway, Canada, iyo wadamo kale ayaa hambalyo, iyo boogaadin aad u badan u diraya Madaxweynaha cusub ee Deegaanka Soomalida mudane Cabdi HambalyoMaxamuud Cumar oo si hamsami ah loogu doortay Xilka Madaxweynanimada Deegaanka.

Sida ay hambalyadooda nagu soo gaadhsiiyeen waxay sheegeen ine
y aad ugu farxsan yihiin doorashada Cabdi Maxamuud Cumar oo ay ku tilmaameen nin si weyn ugu qalma jagada madaxweynanimada isla markaana waayo aragnimo culus u leh siyaasada, iyo maamulka guud ee dawlada deegaanka Soomaalida Ethiopia.
 
Waxaa kale oo ay beesha ugu duceeyeen Madaxweynaha cusub Mudane Cabdi Maxamuud inuu Ilaahay u fududeeyo hawsha culus ee loo doortay, isagoo bay yidhaahdeen uu yahay nin si weyn xilkiisa u gudan kara kalsooni culusna ay ku qabaan.
Sidoo kale waxay dhamaan beelaha kale ee Soomaalida Ethiopia ugu baaqeen iney taageeraan madaxweyne Cabdi maxamuud, isla markaana gacan weyn ku siiyaan siduu hawshiisa u gudan lahaa.

Fadalan U Soo Dir Hambalyada Madaxweynaha Cusub!
 

RadioJigjiga@hotmail.com  Home Contact Ustop button   Dhageyso Radio Jigjiga  Opinion About Radio jijiga

Copyrights © 2000-2010 Radio Jigjiga. All Rights Reserved.