right

Description: Radio Jigjiga; Somali regional news leader    Description: Radio Jigjiga, codka nabada 

left

Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map

 

Description: Ethiopian Links


Description: Somali State Relates Website


Bakayr's Book

A new book have been written about human tragedy in Somalia

Radio Jigjiga May-5-2012, This book is written by Mohamed Abdi Bakayr, it's called "Mother Somalia-Stories of Hope".
Mother Somalia-Stories of Hope is a collection of fictitious stories. Each story captures tragic conditions experienced by Somali people as a result of Somalia’s civil war followed by the country’s disintegration.   Read More

RJ Health
Maxaad ka taqaanaa anfaca, iyo faaiidada ku jirta cunista timirta


Radio Jigjiga (Rj Health) March-28-2012, Tijaabo iyo cilmi baadhis lagu sameeyay timirta waxaa lagu ogaaday in timirta laga helo faaiido iyo waxtar iyo dheef badan oo aan la koobi karin. Waxaad hoos ka akhrisataan waxtarka badan ee timirtu leedahay. Waxaa la odhan karaa timirtu waxay daawo u tahay wax kasta. Waana cuntadii Rasuulku (scw) ugu jeclaa.
Wada Akhri

Description: Jigjiga City location


 Description: Radio Jigjiga warbaahinta Casriga ah


south-sudan-refugeeSouth Sudanese refugees flown home from Khartoum

Radio Jigjiga May-14-2012, The first planeload of refugees stranded for months in a camp in Sudan has arrived in South Sudan.
The 164 people have arrived in Juba after flying from Khartoum, where they had been taken by bus from their camp. More

Sharaabka la cabo ee "soda" loo yaqaano oo caafimaad xumo lagu xidhiidhiyey

Radio Jigjiga (Cleveland) May-13-2012, Sida ku qeexan warbaxin caafimaad oo ay soo saartay Jaamacada "Harvard", iyo macad ku yaala magaalada Cleveland ee gobolka Ohio, ayaa lagu sheegay in cabitaanka la cabo ee qasacadaysan, ama caagadaha ku jira loona yaqaano "soda" iney dadka sida ba'an u caba ay u keenaan caafimaad daro halis ku ah fayoobida jidhkooda. Wada Akhri 
DDS oo kaalin muhiim ah ka qaatay horumarinta biyo xidheenka Abbay

Radio Jigjiga (Jigjiga) May-12-2012, Dawlada deegaanka Soomaalida ayaa shacab, iyo maamulba si weyn uga qayb qaadanaya mashruuca biyo xidheenka Abay, sida lawada ogyahay biyo xidheenkan oo muhiimad dhaqaale, iyo siyaasadba u leh dalka Itoobiya, ayaa si gooni loogu amaanay kaalinta ay dawlada deegaanku ka qaadatay ku wacyi galinta shacabka sidey uga qayb qaadan lahaayeen maalgalinta biyo xidheenka. Wada Akhri

barnaamijyo maqal, iyo muuqaal ah





Ogeysiis; RJ, oo wariyaal u baahan

Description: C:\Users\Araman\Documents\Test\RJ\images\audio-ani.gifRadio Jigjiga April-April-4-2012, Radiojigjiga.com ayaa u baahan wariyaal uga soo warama meelo kala duwan, meelaha hada aanu muhiimada siineyno ayaa waxaa ugu horeeya deegaanka Soomaalida gaar ahaan magaalada Jigjiga, iyo nawaaxigeeda. Wada Akhri

Description: Halkan Ka Akhri qoraalada Dadweynaha


Description: Radio Jigjiga on Twitter


english news
Muslim Day at the Capitol - Success

Radio Jigjiga April-April-9-2012

CIA Home Invasion: Smart TVs and the 'Internet of Things'

Radio Jigjiga April-April-7-2012

Explosion at Mogadishu's Somali national theatre

Radio Jigjiga April-April-4-2012, At least seven people have been killed in an explosion at the newly opened national theatre in Somalia's capital.
A policeman told the AP news agency that a suicide bomb targeted the theatre during a function. More

Opposition says Syrian rebel fighters to get salaries

Radio Jigjiga April-2-2012, Rebels fighting the government of President Bashar al-Assad in Syria will be paid salaries, the opposition Syrian National Council has announced. More
Libyan tribal clashes kill at least 147 people

Radio Jigjiga April-2-2012, Health minister calls for urgent medical supplies for remote town of Sabha, where fighting has left 147 dead and 395 wounded. More

left

RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.

right